Guri Kiro ah (House For Rent)

Hargeisa, BaddaCass, Jigjigayar Road

Quick Summary

Property ID
PR1033460164
Price
$800
Payment:
Monthly
Type:
Apartment
Status:
Rent
Rooms:
9
Baths:
5
Garages:
15

Property Description

Gurigan kirada ah waxaad ugu hagaagi kartaa xafiiska kireynta guryaha ee GuriYagleel . Wuxuu  ka kooban yahay  dabaq  cusub. Gurigu wuxu ku yaallaa xaafadda Badda Cas waxanu ka koobanyahay 9 qol iyo deyr  weyn. Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh xafiiska shirkadda GuriYagleel.

Map

Contact Agent